Masuuliyiinta Xisbiga Ucid Oo Maanta Warbaahinta Kula hadlay Magaalada Hargaysa waxaa ay Si cad usheegen in aysan Dhacay Doorashada Wakiilada maamulka Somaliland Islamar ahaantaasna aanu Muuse Biixi Diyaar u ahayn Qabashada Doorashada.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Hadaba waxaa ay Sheegen Xisbiyada Ucid iyo Xisbiga Wadani inay qabanayaan shir Ay Kaga Tashanayaan maamulka Muuse Biixi Hogaaminaayo islamarkana dhawaan ay Soo Sheegi Doonan Xiliga shirka Goobta uu ka dhacaayo iyo Arrimaha looga hadlaayo.