Deg Deg Daawo Video:Odayaasha Bahrarsame Ee Kalabaydh Oo U Jawaabay Beesha Qayaad.

Dhawaan markii Odayaasha Beesha Cabdi garaad Qayaad Warbaahinta us o bandhigen Dad Lagu Gubay Dagaalkii Dhumay ayaa rrinkaasi waxaa Ka jawaab caliyay Xubno ka soo jeeda Beesha Bahrarsame Kuwaaso Maanta kula Hadlayw arbaahinta Degmada Kalabaydh.

Halkan Ka Daawo Video

Odayaashan Reer kalabaydh waxaa ay Sheegen in Uusan jirin wax dad ah oo ay Guben iyagoona ku Micneyay hadalka odayaasha Qayaad mid ay Doonayan inay caalamka wax kaga helan.

 

Sidoo kale waxaa ay sheegen Odayaashan in uu jiro Abaabul Dagaal oo Labada dhanba ay hada wadankaaso halis Labaad Si ah.