Deg Deg Daawo Video:Madaxweynaha Khaatumo Oo La Ooyay Xaalada Ka Taagan Koonfurta Sool.

Madaxweynaha khaatumo Cabdul cagalule ayaa Ka ooyay xaalada Cakiran ee ka dhex Aloosan Shacabkiisa Gaar ahaan Tan ka taagan koonfurta Sool ee beelaha Qayaad iyo Bahrarsame.

Halkan Ka Daawo Video