Odayaash Beesha Bahrarsame ugu waaweyn gaar ahaan cuqaasha beesha Bahrarsame ayaa Walaac Ka muujisay Taageerada iyo Garab istaaga soomaali garab istaagtay Shacabkii lagu xasuuqay Tuulada dhumay.
Halkan Ka Daawo Video
Beesha Bahrarsame waxaa ay Sicad usheegtay in Soomaalida ka hadlaysa arrinka Colaada qayaad iyo bahrarsame iyo kuwa gargaarka ufidinayaba Ay U Xaglinayan Dhanka Qayaad.
Sidoo kale War yaab leh ayay ku dhawaaqen dayaash Bahrrasame kuwaaso sheegay in Dadkii Dhumay lagu gubay ay ahaayen Beesha Bahrrasame.
Si kasta ha ahaate odayaasha Bahrarsame ayaa sidoo kale Duray Warbaahinta kuna sheegay inay buunbunisay colaada beelaha.