600 Deg Deg Daawo Video::-Beesha Harti Oo Fariin Udirtay Madaxweyne Axmed Madoobe. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video::-Beesha Harti Oo Fariin Udirtay Madaxweyne Axmed Madoobe.

Qaar kamid ah waxgaradka beesha Harti oo maanta kulan balaadhan ku yeeshay magaalada badhan ee gobolka sanaag ayaa madaxweynaha jubaland u diray farin.

Halkan Ka Daawo Video

Dhambaalka beesha Harti ee ku wajahan madaxweynaha jubaland axmed madoobe ayaa daaran xildhibaan beesha ka soo jeeda oo lagu dilay kismaayo ilaa hadana aan wax jawaab ah laga hayn maamulka jubaland.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...
Daawo:Faysal Cali Waraabe”Hargaysa Gudaafad Bay Noqotay
- Jan 24, 2021