Deg Deg Daawo::Maxamud Xaashi Oo Ka Hadlay Buuga Xirsi Ka Qoray Siilaanyo

Maxamuud xaashi Oo labadi sane Ugu Danbeeyay ahaa Gacan yaraha Silaanyo ayaa Ka hadlay Buug Dhawaan Wasiirkii Hore Madaxtooyada Siilaanyo Xirsi ka qoray Axmed Siilaanyo kaaso u ku sheegay in siilaanyo markii uu mudo bil ah xilka hayay Ay ka tagtay xasuustu islamarkaana Haweenayda siilaanyo Aamino waris isugu yeedhay xirsi iyo maxamud xashi in ay ka taliyan arrinkanaoo xiliga siilaanyo iscasilad ka xigay.

Halkan Ka Daawo Video

Maxamuud xaashi oo xirsi ku markhaati gashaday Qoraalka Buuga Waa u beeniyay Qoraalka Xirsi ku Xusay  Maxamuud Xaashi waxana u sheegay iney tahay been abuur.

 

Arrinka kale layaabka leh ayaa ah in maxamud xaashi ka qeyb galay Xafladii xirsi ku soo bandhgayay  isla buugan uuna madasha ka cadeeyay in uu taagersan yahay Buuga.

 

Hadaba Bal Muqaalkan hoose Ka Daawo Warbixin laga Diyaariyay