Deg Deg Daawo Muqaal Sir ah:Ciidanka Hargaysa Oo Bahdilaya Wiil ka Soo Jeeda Xamar,

Shabakada  Khaatumonews.com waxaa Ay heshay Mquaal Sir Ah oo  Laga Duubay Mid kamid ah Askarta Maamulka SNM oo Suuqa Hargaysa ku Bahdilaya Muwaadin soomaalieed oo Ganacsade Ah.

Halkan Ka Daawo Video

Sida aanu Ku Helnay Xogta Kuna Cad Muqaalka  laamiga Hargaysa waxaa Ku ganacsada  Dhinacyadiisa dad Danyar ah kuwaaso  ninkasta taagtiis  waxa u Awoodo soo dhiga suuqa mid Kooryon Saarta xooga iyo mid Dalad  Hoos dhigta xooga.

 

Hadaba Wiilkan laga Sheegtay Hargaysa loona adeeg saday Ciidanka  ayaa  waxaa u adeegsaday askariga Isla danyar kale oo uu ku ag ganacsan jiray kuwaaso askariga siiyay xooga laalush ah si u kooryonaha uga hor riixo iyagoo u arka in uu suq xidh ku sameyay.