Daawo Video:Gabadh Raadinaysa Nin Guursada iyo Wariye Eglan Oo Waraysi Xiiso leh yeelatay,

Gabar Soomaaliyeed oo aad da’yar ayaa baadi goob ugu jirta helida nin iyada geyn kara,waxaana qorshahaasi ay u soo bandhigtay Eglan Show.

Halkan Ka Daawo Video

Gabadhan ayaa shaaca ka qaatay iney soo dhoweyneysa nin kasta oo buuxin kara saruudaha ay soo bandhigto,ilsmarkaana ay gogol la wadaagi doonto.