Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan,ayaa sheegay in uu ka qeybgelayo shirka uu dhawaan ku baaqay madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa lagu sheegay in Galmudug ay aqoonsantahay dowladda Federaalka ah ee Somaaliya,hadalkan oo ka hor imanaya kii Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ka sheegay Garowe ee ahaa in uusan aqoonsaneyn dowladda Federaalka ah.