Deg Deg Daawo Video:Xiisada Soomaaliya iyo Turkiga Sii Xumaanaysa

Xiisada  soomaaliya iyo Turkiga ayaa sii  Ku Lulaatay kadib markkii ay dawlada soomaaliya taageertay xukumada sacuuudiga dilkii wariye jamaal.

Halkan Ka Daawo  Video

Xidhiidhka xumaaday ee soomaaliya iyo Turkiga ayaa soo Shaacbaxay kadib marii Aanay soomaaliya cidi uga qeyb galin Mashruuci Lagu baladhinaayay Madaarka diyaaradaha istanbul oo ay ka soo qeyb galen in ka badan 18 dawladood.