Deg Deg Daawo Video:Xiiisad Dagaal Oo Ka Taagan Duleedka Qardho

Xiisad dagaal ayaa ka taagan Duleedka Degmada Qardho Halkaasi oo ay ku Dirirayan  Beelo ka kala Tirsan Meesha Majeerten Gaar ahaan Beelaha Cismaan Maxamuud iyo cali Saleebaan.

Halkan Ka Daawo Video

Odayaasha iyo Waxgaradka Degmada Qardho oo warbaahinta la hadlay waxaa ay Baaq Nabadeed u diren beelahaasi Iyagoona sheegay in  Xaaladu hada dagan tahay loona Balan sanyahay Gogol Nabadeed 20 Bishan 11.