Mudooyinkan waxaa Magaalada hargaysa ka taagan hadal hayn aad u xoog badan oo shacabku hadal hayan Qorshaha maamulka Muuse Biixi Damacsan yahay Ee ah Keenista qalaba lagu Dhagaysan doono Taleefonada Shacabka iyo masuuliyiinta Deegaankaasi.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Hadaba Siyaasi Dhoola yare oo ka hadlay maanta qorshahan ayaa sheegay hadii muuse biixi hir galiyo qorshahan inay imaan doonto xili codadka sirta ah ee muuse biixi suuqyada hargasa lagu dhagaysto isagoo sabab uga dhigay shirkadaha lagu wareejin doono qalabkan oo ah kuwo shacab islamarkaana aan gacanta muuse ku jirin.