Deg Deg Daawo Video:Garoowe Oo Lagu Soo Bandhigay Labo Qof Oo Dilay Wiil Ka Soo jeeda SSC.

Saraakiisha ciidanka Puntland Ee Garoowe ayaa Soo Bandhigtay Labo qof oo Habeenkii axlay ahaa Si badheedh ah Gudaha Garoowe Ugu Dilay Wiil Arday ah oo Ka soo jeeda Gobolada SSC.

Halkan Ka Daawo Video