600 Deg Deg Daawo Sawiro:Garooonkii Ugu Weyna Dunida Oo Laga Furay Turkiga | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Sawiro:Garooonkii Ugu Weyna Dunida Oo Laga Furay Turkiga

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa maanta xariga ka jaray mid kamid ah garoomada Diyaaradaha Aduunka ugu weyn, waxaana dhismaha garoonkan uu socday dhowr sanadood.

Munaasabad xariga looga jarayay garoonkan cusub ayaa maanta lagu qabtay gudaha garoonka DiyaaradahaIstanbuul, waxaana munaasabada kasoo qeyb galay Madax kala duwan oo ka kala socotay ilaa 18-dal oo Turkiga saaxiib dhaw la ah.

Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo xariga ka jaray garoonkan casriga ah ayaa sheegay in farxad u tahay in maanta dalkooda laga furo mid kamid ah garoomada Dunida ugu weyn, waxa uuna sheegay in faa’iido badan u leeyahay garoonkan cusub.

Garoonkan cusub ayaa dhismihiisa waxaa ku baxay balaayiin Dollar, waxaana la filayaa sanadkii ay ka ka duulaan ama kasoo degaan garoonkan rakaab ku dhaw 200 oo milyan oo qof.

Garooka Diyaaradaha Ataturk ayaa la filayaa in la xiro loona wareego kan cusub ee Istanbuul , waxaana garoonka cusub hada kusii shaqo bilaabaya diyaarada Turkish Airways ee u duulaya Waqooyiga Qubrus iyo sidoo kale dalka Azerbaijan.

Garoonkan cusub ayaa kamid noqonaya kuwa ugu weyn dunida sidoo kale la filayo in uu kamid noqdo kuwa ugu mashquulka badan, waxaana garoonka loo dhisay qaab qurux badan oo lagu indha daraan darayo.wiro

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...