Garaad kulmiye oo ah saldanaddii ugu horraysay beesha daarood Qabiilkiisuna yahay (jidwaaq absame) Ahna
saldanadii uu kamid ahaa garaad xirsi garaad faarax (wiil waal) Ayaa Soo gaadhay Deegaanka Konbfurta Sool Oo Xiligan Ay Ka Holcayso Colaad Xoogan oo U Dhaxaysa Beelaha Qayaad iyo Bahrarsame,
Garaadka oo Hogaaminaya Wefti Culus oo ka timid Jigjiga Isuguna jirta Wasiiro ka tirsan Xukumada Dawlad Deegaanka Soomaalida itoobiyaa yaa Soo gaadhay Deegaanka beelaha Qayaad iyo Bahrarsame Gaar Ahaan Degmooyinka Domco iyo saaxdheer.
Sidoo kale Xukumada Dawlad Deegaanka Ayaa Ciidamo Nabad ilaalin ah keentay Dharkayn.
Isimka iyo Weftiga uu Hogaaminaayo aya usocda Nabadeenta Colaada Beelaha Dhulbahante Ee Qayaad iyo Bahrarsame.