600 Deg Deg Daawo sawiro Ciidan Itoobiyan Ah Oo Gaadhay Guriceel | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo sawiro Ciidan Itoobiyan Ah Oo Gaadhay Guriceel

Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa Milateriga Itoobiya ayaa manata gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

 

Wararka ayaa sheegaya in ciidamadan Itoobiyaanka ah oo ka soo ambabaxay magaalada Dhuusamareeb ay fariisimo ka sameystay duleedka degmada Guriceel.

 

Goob-joogayaal ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ee gaaray degmada Guriceel ay wateen taangiyo iyo hub kale o oculus, lamina oga illaa hadda sababta ay halkaas u tageen.

 

Ciidamada Itoobiya ayaa ku sugan degaano badan oo ka tirsan gobolada bartamaha iyo koonfurta Somalia, waxaana qaarkood ay qeyb ka yihiin howlgalka AMISOM.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland,
- Jan 24, 2021
Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno muranka ka taagan doorashada Soomaaliya ayaa sheegaya ...
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021

DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021