dahabshiil

Magaalada Laascaanood Oo Gashay Xaalad Xun,

Magaalada laascaanood Caasimada Gobolka sool waxaa Xiligan La soo darsay xaalad Cakiran oo dhanka Amniga Ah Kadib Colaada Sokeeye  Ka Qaraxday Deegaanka Dhumay.

Laascaanood Waa mid Xiligan Cabsi Xoogan ka taagan tahay  Waxaana magaalada Soo Buux Dhaafiyay Ciidamo hubaysan oo Beelaha Dagaalamay ah.

Goobaha Ganacsi Ayaa la xidha Laascaanood Inta Badan Marka Gabalku dhaco iyadoo Salaadaha Makhrib iyo Cishe La isku Tukado.

Sidoo kale Waxgaradka iyo ganacsatada Ayaa iyana Ka hoyda Magaalada Marka Qoraxdu Godgasho.

Dhanka Koonfured oo magaalada ay ka soo gali Jiren Caanaha Biyaha Xaabada Mudo waxaa xidhan Dhamaan Nolol Maalmedkaasi oo ay samaysay Colaadu.

Go’doonka Ay Soo Wajahday  Laascaanood Xiligan waxaa u dheer Dhaqdhaqaaq Ciidan oo Puntland Ku Soo Wajahayso Xiligan laascaanood.

Jabhda SNM ayaa iyana Hada La jaahwareersan Amniga laascaanood oo farahooda Ka baxay taaso Ay ku dhig u ahayd Colaadii Qorshaysned Ee Dhumay,

Wixii Soo kordha Kala Soco Khaatumonews,om

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=1964

Posted by on Oct 29 2018. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841