
Maalintii Shalay uunbay Ahad Markii koox Sheegatay Maamulka Gobolka Cayn ee Puntland ay isku Dhiiben jabhada SNM Kuwaaso Lagu Soodhaweeyay Magaalada Burco.
Halkan Ka Daawo Video
Hadaba Golaha Deegaanka Buuhoodle Ee Puntland Oo Maanta Kulan Dagdag ah yeeshay Wxaa ay Ka jawaaben Kooxdaasi Isku Dhiibtay Jabhada SNm waxaana ay Sheegen in aysan Kamid ahayn Maamulka Gobolka ee Puntland Islamarkaana Ay Been Abuur Ka sameeyen,
46 total views, 1 views today