600 Deg Deg Daawo Video:-!0 Sano Kadib Qaraxyadii Hargaysa Ka dhacay iyo Heshiiskii Alshabab iyo SNM | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:-!0 Sano Kadib Qaraxyadii Hargaysa Ka dhacay iyo Heshiiskii Alshabab iyo SNM

Mudo 10 Sano ah ayaa Laga jooga Qaraxyadii Ka dhacay Magaalada Hargaysa Kuwaaso Ahaa Sadex qarax oo ismiidaamin ah oo Lagu kala Beegsaday Madaxtooyada oo Xiliga Daahir Ryaale Ka talinaayay iyo Xafiisyada UNDP iyo xafiiska Itooviya Hargaysa.

Halkan Ka Daawo Video

Wixii Ka danbeyay sadexda Qarax ee Ka dhacay 2008 Hargaysa waxaa maamulka SNm Si Buuxda Xiliga Ula Galay Heshiis Buuxa Xarakada Alshabab Heshiiskaasi uu saldhig uu uhaa Axmed Godane.

 

Heshiiska Somaliland  Nabada Kaga iibsaday Alshabab ayaa Ahaa mid Sanadkiiba lacag Go’an ay Bixinaso Somaliland Taaso Ilaa Hada Ay bixiyan Maamulka Hargaysa.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland,
- Jan 24, 2021
Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno muranka ka taagan doorashada Soomaaliya ayaa sheegaya ...
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021

DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021