DAAWO:-Maxaa Axmed Karaash iyo Gaas kala qabsaday kadib falkii uu GAAS kula kacay Dadka Sool Sanaag Iyo Cayn
Wasiirka duulista garoomada iyo duulista hawada ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa si weyn ugu gacan saydhay amar Madaxweynaha Puntland uu ku joojinayey Diyaarad Siday Gargaar caafimaad ee u socotay Dadkii Ku dhaawacmay Dagaalkii Dhumay Oo Ee Gobolka sool.
HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA
iyadoo Wasiirku khadka telephoonka ugu sheegay Dr Gaas inaan la siyaasadaynin arrimo gurmad bina aadaminimo ah oo lagu badbaadinayo nolosha dad shicib ah oo dhiig baxaya, isla markaanna aan Puntland dirin wax gurmad ah oo arrintan ka horeeyey. Sidoo kale Puntland kama aaney hadal dhibkaas dhacday marka laga reebo shaqsiyaad si madax banaan u jeediyey baaqyo nabadeed.
Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=1933