600 War Deg Deg Ah Dhagayso:C/wali Gaas Oo Si kulul Ugu Jawaabay Madaxweyne Farmaajo Baaqi Gogosha xamar. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah Dhagayso:C/wali Gaas Oo Si kulul Ugu Jawaabay Madaxweyne Farmaajo Baaqi Gogosha xamar.

Madaxweynaah Puntland ayaa ka hadlay Baaqii uu u jeediyay Xalay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Farmaajo, kaas oo ahaa inay ka soo qeyb-galaan Madaxda Dowlad gobaleedyadu shir uu ku Casuumay si Xal looga gaaro Khilaafka DF iyo Dowlad gobaleedyada.

Halkan Ka Dhagayso

Madaxweynaha dowladda Puntland oo waraysi gaar ah siinayey Khaatumonews  ee Muqdisho ayaa Sheegay in aysan diidanay ka qeyb-galka Shirka, balse DF Soomaaliya ay marar badan ka baxday Qodobo ay ku heshiiyeen.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...