Siyaasi Cali Cilmi Warsame Cali Maraykkan ayaa maamulka Soomaaliland ku eedeyay in ay ka dambeeyeen dagaalki Dhumay ka dhacay .
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Dhagayso
Waxa uu ku baaqay in Isimada dhaqanka ee Puntland ay ukacaan sidii xal waara looga gaari lahaa colaada labadaasi belood.
Waxa uu sheegay in uusan dagaalku dhamaanaynin inta Soomaaliland ay joogto deegaana SSC.