Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Oo Markuu Ku Wareeray Xilka Bilaabay Qorshe Ka Dar Oo Dibi Dhal ah.
Hogaamiyaha Maamulka Jeegaanta Muuse Biixi Oo Si cad ugu Jaah wareeray Hab maamulka Gobolada Beesha ISaaq Ayaa Xiligan bilaabay qorshe kale oo aan hore looga aqoon deegaankaasi.
Halkan Ka Daawo Video
Muuse Biixioo siyaasada kacsan ee ka taagan deegaanka SNm waxaa ay dhaxal siisay in uu codsado in loo keeno qalabka dadka lagu dhagaysto Kaaso u donaayo in uu kala socdo dhaqdhaqaaqyada siyaasiyiinta iyo shaqsiyaadka uu ka shaki qabo.
Qaar kamid Ah Golaha Guurtida maamulka SNM ayaa Ka soo hor jeestay Qorshana Muuse Wado Ka Daawo Hoos Muqaalkan.
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.