Deg Deg Daawo Video:Shacabkii Ka Qaxay Colaadii DHumay iyo Xidhxidh Oo Warbaahinta La Hadlay.
October 28, 2018
Deegaanada Dhumay iyo Xidh xidh ayaa si weyn looga Barakacay kadib dagaal lagu Hoobtay oo beelaha Cabdi garaad Qayaad iyo Maxamed Garaad Bahrarsame Ku dhexmaray Deegaanadaasi,
Halkan Ka Daawo Video
Barakacayaasha oo la Hadlay Warbaahinta Waxaa ay Ugu Baaqen Bulshada Soomaaliyeed iyo Hay addaha Caalamiga ah In gargaar dagdag Ah lala Soo gaadho dadkan Haweenka iyo carurt u badan,