Maamulka SNM ayaa Magaalada Burco Ku soodhaweeyay Labada Xubnood Oo Sheegtay inay yihiin Badhasaabkii Puntland ee Buuhoodle iyo maayirkii Puntland ee Buuhoodle.
Halkan Ka Daawo Video
Kooxdan oo U Hogaaminaayo Saleebaan dheere AYaa Lagu soodhaweeyay Burco Waxaana Soodhaweeyay Xubno Uu Kamid yahay Horgal Qambi wasiirka Hawlaha Guud Ee SNM.