Laascaanood{Khaatumonews}Gudoomiyaha Shirkada Dahabshiil Xarunta Laascaanood Booqor Khadar Cali jaamac Ayaa Beesha Cabdi garaad Qayaad Ka Raali Galiyay Hadal Dhawaan uu ka jeediyay Warbaahinta.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Khadar  Oo Ka hadlaaya Dagaalkii DHumay ka dhacay Dad Lagu gubay  Oo Baraha Bulshada la soo Dhigay ayaa yidhi‘dadkii Qaraxa zoobe yaan la odhan Waa dadkii Lagu Gubay Dhumay’

 

Khadar Xiliga Hadalkaasi waxaa uu uga jeeday in aan la sii kicin xiisada balse beesha cabdi garaad waxaa uu kala kulmay culays  xoogan oo hadalkaasi sababay.

 

”Bashar ayaan ahay Waan Khaldamay Raali galin ayaan Siinaya Beelweynta Cabdi garaad Waana ka codsanaya in Raali Galinta La Iga aqbalo’ ayuu yidhi khadar.

Boqor Khadar Cali Jaamac ayaa ah Oday Inta Badan Shacabka SSC ay Ku Yaqaaniin Ka shaqaynta Nabada.

Isku Soowada duubo hadalkan Khadar ayaa imaanaya kadib markii beesha Cabdi garaad Soo Bandhigtay Raqda dadkii lagu gubay dagaalkii Dhumay

By Xuseen