Nairobi{Khaatumonews)Jabhada Gooni Goosadka ah ee SNM ayaa Magaalada Nayrobi caasimada Dalka Kenya waxaa  Ay ka kireeysatay xafiis Ay Sheegtay uu yahay Safaarad.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Wasiirka arrimaha Dibada ugu magacaaban jabhada SNM Sacad cali shire ayaa ka qeyb galay Sidoo kale waxaa xafiiskan ay iskood U Gireesten  Kala soo qeyb galay Xubno kamid ah dadka Ajaanibta ah oo ay ku marti qaaden.

 

Dadka xafiiskan Furay ee isugu jira Xubnaha SNM iyo Ajaanibta ayaan tiro ahaan gaadhay 15 Qof.