Waxaa Deegaanka Buuhoodle Iyo guud ahaan Gobolka Cayn iyo Magaalada Garoowe Ka tegay ergo Baaxad leh oo nabadeen ah kuwaaso isugu jira isimo iyo culimada.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video

Ergada Garoowe iyo Buuhoodle ayaa ilaa hada ku sugan Kaam lagu magacaabo Dhagaxguro iyagoo aan gudaha u galin deegaanka colaada xaalad amni daro aawadeed.

 

Dhanka kale Ergo ka kicitintay magaalada laascaanood ayaa sheegay inay iyana ku biirayan ergada ku xayiran  Deegaanka Dhagaxguro islamarkana marka ay isku tagan ay meel uun wajihi doonan.

 

Si kastaba ha ahaate waa ergooyinkii ugu horeeyay ee isku hawla wixii ka danbeeyay Dagaalkii dhumay ee ugu danbeeyay