Sidii Aanu wararkeeni Hore Idiin Kusoo Bandhignay waxaa maanta Magaalada Garoowe Kaga Dhawaaqay In uu yahay Musharax Madaxweyne Taliyihii Ciidanka Puntland Siciid Dheere.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Siciid Dheere ayaa Qudbad Dhinacyo Badan taabanasa Ka jeediyay Madasha uu Kaga Dhawaaqay in u yahay musharax u taagan xilkan madaxweyne Ee puntland.
Xubinkan Ku Haftay Siyaasada ee Siciid Dheere ayaa Arrin layaab Leh Ku Dhawaaqay isagoona sheegay in uusan iska Casilin Xilkii Taliyaha ciidanka Puntland Islamarkaana uu isku garab Wadaayo haynta Xilka iyo Musharaxnimada.
Aduunka meelay ka dhacday lama arag Musharax hadana ah Masuul katirtan maamulka xiliga jira.
Siciid Dheere ayaa isla Maantaba Isku Dabray Siyaasada uu isu taagay