600 War Deg Deg Ah:Dagaal Culus Oo Hada Kismaayo Ka Qarxay iyo Isim Caan ah Ku Dhintay,,,,a, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Dagaal Culus Oo Hada Kismaayo Ka Qarxay iyo Isim Caan ah Ku Dhintay,,,,a,

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya Ciidamo ka wada tirsan Jubbaland uu ka socdo xaafada Calanley

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaabka dagaalka ku bilowday, waxaana warar qaar ay sheegayaan inuu u dhaxeeyo Ciidamo qaab beeleed u abaabulan iyo Ciidamo kale oo ka tirsan kuwa Amniga, waxaana dagaalka daba socdaa amar Maamulka Jubbaland ka soo saaray in aan wax hub ah lagu qaadan karin gudaha magaalada.

Inta la og yahay afar ruux oo uu ku jiro Nabadoon caan ka ah Kismaayo ayaa ku geeriyooday dagaalka.

Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in dagaalka uu ahaa mid culus oo la isku adeegsaday madaafiic, kaddib markii ciidamadii gadoodsanaa ay galeen guri, kadibna madaafiic lagu garaacay

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Jubbaland oo ku aadan dagaalka ka dhacay, waxaa horay Kismaayo uga dhacay dagaalo qaabab kala duwan ku saleysan

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...
Deg Deg:Caaqil Lagu Dilay Gudaha BUUHOODLE,
- Jan 11, 2021
Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle, Caaqilka ...
Deg Deg::Alshabaab Oo soo Saartay Amar ka Dhan ah Madaxda Puntland
- Jan 11, 2021
Af-hayeenka ururka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage, oo loo yaqaan Cali Dheere, ayaa cod laga ...
Deg Deg Daawo:Ciidan Beeleed kaga Dhawaaqay Dagaal ka dhan AH Farmaajo Muqdisho,
- Jan 10, 2021
Maleeshiyaad beeleed aad u hubaysan oo ka soo jeeda Beesha Hawiye ayaa muqdisho kaga ...