War Deg Deg Ah Daawo Video::-Caare Oo Ka Hadlay Dagaalka Dhumay iyo Sir Culus U Qarxiyay,

Taliyaha Ciidanka Jabhada Garxajis Bari Kornayl Caare iyo sarakiisha Kale Jabhada Hogaamisa ayaa Shir Balaadhan Ku qabtay Taliska Jabhada Ee Degmada Qardho.

Halkan Ka Daawo Video

Caare Ayaa Ugu Horeen Sheegay in Hadalkan uu jeedinaya yahay Kii ugu Danbeeyay islamarkaana uu Si dagdag ah dagaal uga Bilaabi Doono Hargeisa Burco Ceerigaabo.

 

Dhanka kale Waxaa uu caare Si cad u sheegay in Dagaalka Ka socda Dhumay Ee Dhulbahante Dhexcdiisa uu Hurinaayo Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin.

 

Ugu Danbayn Caare ayaa Hadalkiisa intaas Ku daray in Xiligii uu kamid ahaa Maamulka Muuse ee u joogay Dhumay kuna dhex jiray beelahan hada ku dagaalamaya Deegaanka in Colaada ay Hurin jiren Maxdaxa Maamulka somaliland.