Sir Culus:Beesha Isaaq Oo Masxalad U Aragta Ay Ku Sii Jiro Karto Somaliland Dagaalka Dhulbahante Ka Dhex Holcaya!

maamulka jaah wareerka Ah ee Beesha Isaaq  Ayaa xiligan waxaa uu Uu Maslaxad iyo Guul u arka dagaalka Ka dhex Holcaya Beesha Dhulbahante Gaar ahaan Beesha Cabdi garaad iyo maxamed Garaad.

 

Jeegaantu   waxaa Ay Aad uga xumaatay Taliska Beesha harti Ka siisay  Jabhada Caare Deegaanka Qardho kadib markii dagaal beeleed ka dhacay ceel afweyn u sababay in Saraakiishi SNM ay La kala Saftab Beelahooda halka Sarakiisha Qaarna Ku Dhawaaqen jabhad taaso oo hada Magan galyo u ah Beesha Harti.

 

Muuse Biix iyo Maxamed Kaahin waxaa ay jawaabta taliska harti siiyen Garxajis Dhigiisa iyana Ka sameeyen Deegaanka Koonfurta sool oo hada Dab xoogan ka holcaayo kaaso ka dhex shidan Qaar kamid ah Beesha Harti gaar ahan Beesh dhulbahante,

 

Dagaalkan Dhumay iyo Guud ahaan Koonfurta sool Jeegaantu waxaa ay u Aragta Maslaxad  iyo guul weyn oo ay kaga jawaabayso Taliska Qardho.

 

Dagaalka Dhulbahante Dhexdiisa  Jeegaantu  Kashiday waxaa uu dhaawac weyn u geestay Qorshihii Xoreenta Sool yoolkii foga ee Lagu hayay Cadowga Midnimadi iyo isjacaylkii Beelaha Qayaad iyo Bahrrasame.

 

Sudoo kale Dagaalkan waxaa uu Abuuray Cadawad Sokooye iyo In cadowgu Si Fudud Isugu Jabiyo Cududa iyo Hantida Beedha Dhulbahante.

 

Wixii Warar AHee  Ka soo kordha Dabinada Jeegaanta Kala soco Wararkeena Danbe Khaatumonews.com