600 Deg Deg:Siyaasi Weerar Culus Ku Qaaday Dawlada Turkiga | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Siyaasi Weerar Culus Ku Qaaday Dawlada Turkiga

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku eedeeyey dowladda Turkiga inay abaal-marin siisay “sarkaal Muqdisho ku xasuuqay ciidamo”

Qoraal uu soo dhigay facebook ayuu Cabdiraxmaan Cabdishakuur ku sheegay inay la yaab tahay in Turkiga oo ka cabanaya dilka suxufi Jamal Khashoggi ay “ninkii Muqdisho ku xasuuqay ciidan Soomaaliyeed, kabahana ku aasay ay abaal marin siiso”

Ninka Cabdiraxmaan Cabdishakuur ka hadlayo ee Turkiga abaal-marinta siiyey ayaa ah taliyihii hore ee nabad-sugidda gobolka Banaadir Saadaq John.

Selami Türker, oo ah madaxa ciidamada gaarka ah ee booliska Turkiga oo dhowaan Muqdisho booqday ayaa la kulmay saraakiisha booliska, oo uu ka mid yahay Saadaq John, wuxuuna siiyey abaal-marin aan la shaacin.

Saadaq John iyo ciidamadii hubeysnaa ee NISA ayaa dhowaan lagu daray ciidamada booliska.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Saadaq John ku eedeeyey inuu qeyb ka ahaa ciidamadii NISA ee weeraray gurigiisa sanadii tagtey, halkaasi oo lagu dilay qaar ka mid ah ilaalada Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo; Booliska Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay
- Jan 18, 2021
Booliska wadanka Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay https://www.youtube.com/watch?v=dttG-WKO_c4
Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe,
- Jan 18, 2021
Dawlada Fadaraalka ah ee soomaaliya, ayaa wada qorshe ay Gobolka Gedo ugu wareejinayso Maamulka ...
Deg Deg:Ciidanka Itoobiya Oo Buuhoodle Ku Xidhay 40 oday,
- Jan 18, 2021
Xaalada Magaalada Buuhoodle, ayaa saaka kacsan kadib isfahan waa ka dhashay dilal ka ...
Deg Deg Daawo; Xildhibaan Mahad Salaad Oo Eedayn U Jeediyey Farmaajo
- Jan 18, 2021
Xildhibaan Mhada Salaad Oo kamid Ah Xildhibanada Dawlada FedraalkaA Soomliya Ayaa Eedayn Kulul U ...
Daawo:Shir Buuhoodle Ku Dhexmaray Garaad Cabdirisaaq iyo Saraakiil Itoobiyan ah Iyo Hanjabaad Ay diren,
- Jan 17, 2021
Garaad Abdirisaaq oo Kulan Gaar ah la Qaatay Wafti ka socda Dawlada DeegaankaSoomaalida itoobiya ...