Sheikh Aadan Siiro oo kamid ah Culimada Maamulka SNM oo shacabka SSC inta Badan Ku xasuustan hadal uu jeediyay Xiligii Dagaalkii Kalshaale oo Uu Maamulka u ka soo jeedo ugu Fatdowday In uu Banaan yahay Duulaanka Kalshale Xaqna u leeyihiin in ay Soo Xidhan Xuduudka.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan Ka Daawo Video
Hadaba Aadan Siiro Waxaa Uu Ka Hadlay Sida loo joojinkaro Colaada ka aloosan Dhulbahante dhexdiisa gaar ahaan Tan hada ka taagan Gobolka Sool.
Aadan Siiro waxaa uu sheegay in Qorshaha Kaliye Dagaalkan Lagu joojin karo ama Dhulbahante lagu kala Celin kara in ay tahay Lacag lagu Bixiyo dagaalkan oo waliba maamulka SNM Ku biyi.
Hadalka Aadan Siiro ayaa ah mid Meel Ku Dhac weyn ku ah beesha Dhulbahnate oo marka hadalkan la eega ay u eeg tahay in ay yihiin kuwo Dhuuri raac ah oo kaliya Lacag kala qaboojin karto.