Deg Deg Daawo Video:Saleeban Gaal Oo Qarxiyay Sirta Dagaalka Dhumay+Hambalyo Uu Udiray Puntland iyo Muuse Oo Afka Ka Dhawray Arrin xaasaasi Ah,
Gudoomiyaha golaha Guurtida Maamulka SNM saleeban Gaal oo Maanta Ka hadlaayay Kal fadhigii Golaha guurtida SNM ayaa Qarxiyay Sirta Dagaalka Dhumay iyo Qorshaha Muuse Biixi.
Halkan Ka Daawo Video
Saleebaan Gaal waxaa uu sheegay In waxdoorasho ah aysan Ka Qabsoomay Deegaanka SNM Gaar ahaan Doorashada Golaha Wakiilada Oo xiligeedi la taagan yahay.
Sababta aanay Dorashada Golaha Wakiilada Udhacay ayuu sheegay in ay tahay Colaada ka socota Dhumay.
Hadalka Saleebaan Gaal ayaa Muujinaya IN Dagaalka Dhumay uu yahay Mid Maamulka Muuse Shidaayo kuna Doonaayo Qorshe Lagu baajiyo Doorashada Golaha Wakiilada si ay u noqoto marmarsiyo.
Ugu Danbayn waxaa uu saleebaan Gaal Hambalyo udiray maamulka puntland Isagoona Ku Bogaadiyay Sida ay u hakiyen Dhibkii Ka dhacay Dilkii Dhawaan Loogu geestay Sudaan Kamid ah kuwa Beesha Warsangali ee Lagu Dilay Badhan.