Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi Oo Siyaasad Ku Micneeyay Diyaaradii Gargaarka Siday Ee Laga Caliyay laascaanood.

Hogaamiyaha Maamulka SNM Muuse Biixi cabdi oo maanta Kula Hadlaayay Warbaahinta Magaalada Hargaysa ayaa Beelaha Cabdi garaad Qayaad iyo Maxamed Garaad Bahrarsame Ugu Baaqay In Ay joojiyan Colaada.

Halkan Ka Daawo Video

Dhanka Kale Muuse Biixi waxaa uu sheegay in Ka maamul ahaan In aysan Siyaasadeen Colaada Islamarkaana Cidkasta ka Qeyb Qaadanasa ama wada Gargaar dagdag  Ah ay u furan tahay isagoona siyaasad ku sheegay Dadkii ka hadlay Diyaarad Laga Caliyay dhawaan Magaalada laascaanood oo dawlada fadaraalku soo dirtay taaso waday Gargar Caafimaad.

 

Si Kastaba Ha haate hadalkan muuse ayaa imaanaya Xili maamulkiisu dhawaan ka caliyay  Gobolka Sool Diyaarad waday gargaar caafimaad uu U socday Dhaawacyada Dagaalkii Dhumay,