Beesha Qayaad Ayaa Warbaahinta usoo Bandhigtay dadkii Lagu Gubay Deegaanka Dhumay ee Koonfurta Sool dagaalkii dhawaan ka dhacay.
Halkan Ka Daawo Video
Muqaal Aragagax leh oo Laga Soo Duubay dad isugu jira culimo iyo odayaal nolosha lagu gubay ayaa loo soo bandhigay warbaahinta.