Deg Deg Daawo Video:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Xumaaday In Dhaawcyada Dhulbahante Xamar Loo Qaado,

Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa nasiib-darro taariikhiya ku tilmaamay in dadkii ku dhaawacmay dagaal Beeleedkii gobolka Sool loo qaado magaalada Muqdisho.

Halkan Ka Daawo Video

Qoraalka xisbigu soo saaray oo uu ku saxeexan yahay Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa lagu sheegay in arrintani Barmadow ku tahay Maamulka uu hoggaamiyo Muuse  Biixi. Qoraalkaas oo dhammaystiran ayaa u dhignaa sidan .