Waxaa magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya La Gaadhsiiyay Dhaawacyadii ku Wax yeeloobay dagaalkii Koonfurta Sool gaar ahaan Deegaanka Dhumay iyadoo Dhaawacyada Muqdisho La Gaadhsiiyay Ay dawladu u Xil saartay Wasiiro kamid ah Xukumada Soomaaliya inay Hawshooda Ka shaqeeyan.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Halkan Ka Daawo Video