War Deg Deg Ah Daawo Video::Maamulka Hargaysa Oo Ka Hadlay Dhaawacyadii Dhulbahante Ee La Geeyay Xamar,

Wasaarada caafimaadka Maamulka Hargaysa ayaa ka Hadashay Dhaawacyada habeebkii xalay ahaa laga Dajiyay magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya Kuwaaso Ku Dhaawacmay dagaal Beeleedkii Koonfurta Sool.

Halkan Ka Daawo Video

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada caafimaadka Maamulka hargaysa waxaa uu sheegay in Ka maamul ahaan ay Gaadhsiiyen Gobolka Sool gargaar caafimaad.

 

Dhaawacyada Lageeyay xamar ee dawlada Soomaaliya U fidisay Deeqda caafimaad ayuu ku sheegay in ay yihiin kuwo Ehelka dadkaasi ay geesten xamar oo laba iyo sadex qof ah.

 

Isku Soowada Duubo Maamulka SNM ayaa Shacabka SSC waxaa uu ku haya Duulaan Dhankasta ah iyadoo Qorshuhu yahay In la isku dabar tiro Shacabka.