600 Deg Deg Daawo:-Beesha Cali Saleeban Oo Ka Hortimid Qodobadii Shirkii Garoowe. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:-Beesha Cali Saleeban Oo Ka Hortimid Qodobadii Shirkii Garoowe.

Waxaa Magaalada Boosaaso Shir Balaadhan Ku Qabtay odayaasha Waxgaradka Guurtida Beesha Cali Saleebaan Majeerten taaso Si kulul uga Hadashay Qodobadii Ka Soo baxay Shirkii garoowe Maalintii Shalay ahayd.

Halkan Ka Daawo Video

Masuuliyiintan Hadlay ayaa Sheegay in aysan raali ka ahayn Kuna raacsanen  Xukumada Gaas Qorshahan Ay ugu yeedhen Kala Jabjabka Soomaaliya iyo ka hor imaatiga Xukumada Farmaajo Ee Nabad iyo Nolol.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...
Deg Deg; Daawo Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas
- Jan 18, 2021
Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas https://www.youtube.com/watch?v=aJ5-o9ptfBA
Deg Deg Daawo; Booliska Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay
- Jan 18, 2021
Booliska wadanka Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay https://www.youtube.com/watch?v=dttG-WKO_c4
Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe,
- Jan 18, 2021
Dawlada Fadaraalka ah ee soomaaliya, ayaa wada qorshe ay Gobolka Gedo ugu wareejinayso Maamulka ...
Deg Deg:Ciidanka Itoobiya Oo Buuhoodle Ku Xidhay 40 oday,
- Jan 18, 2021
Xaalada Magaalada Buuhoodle, ayaa saaka kacsan kadib isfahan waa ka dhashay dilal ka ...