Saraakiisha Jabhada Garxajis Ee U Hogaamiyao Kornayl caare ayaa Ka hadlay dagaal Xoogan oo Ay Ku Qaaden maleeshiyaadka Jeegaanta Ee Ku Sugan Deegaanka Dararweyne.
Halkan Ka Daawo Video
Afhayeenka Jabhada waxaa u sheegay in Ciidanku Weerar Qorshaysan ku Qaaden taliska Dararweyne Ee jeegaanta ISlamarkaana Ay khasaare Baaxad leh Gaadhsiyen Maleeshiyaadka jeegaanta .
Ugu Danbayn waxaa uu Beeniyay afhayeenku hadal ka soo yeedhay Badhasaabka Jeegaanta Ee Gobolka Sanaag kaaso u sheegay in uu ka Been Sheegay Weerarka Jabhadu ku Soo Qaaday taliska Jeegaanta ee dararweyne