Maamulka Puntland ayaa shaaciyey in de gaanada hoos taga laga mamnuucay telefishanka SBS oo ka mid ah telefishannada ku hadla afka Soomaaliga.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

 

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xersi Cali ayaa waxaa lagu sheegay in TV-ga SBS uu ku dhaqaaqay falal lidi ku ah amniga, isla markaana dhowr mar ay iska dhega tireen digniino loo diray.

 

SBSTV ayaa xalay baahiyay war been abuur ah oo koox Sheegatay saarakiisha Ciidanka Puntland Oo xamar laga Soo Shidaliyay ku qabten Shir garoowe,

 

Sidoo kale kooxdii Xalay sheegatay sarakiisha Ee xamar laga laalushay ayaa iyana la xidh xidhay.