Ciidamada Jabhada  Garxajis   ee uu hogaaminayo korneyl caare aya dagaal ku soo qaaday fadhiisinka ciidanka huwanta jegeenta xalayto markay saacadu ahayd 3:00Habeenimo ayuu soo galay deegamo ka tirsan ceel afweyn gaar ahaan dararweyne.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

 

Si kastaba ha ahaatee Ciidamado uu watey kornayl caare oo markaas weheliyaan gaadi tiro badan ayaa waxa usuurta gashay In uu gabi ahaanba gacanta ku dhigo Saldhiga dararweyne kadibna uu halkaas ka sii daayay dhamaan maxaabiisti ku xidhnaa waxaanu halkaas jogeen jabhadu mudo saacada ah waxaana wararku xaqiijiyeen in weerarka hore caare lahaa balse markii dambe caare sameeyay arinta loo yaqaan dib ugurasho xeelad dagaal,

 

Iskusoo duubo majiro khasaare soo gaadhay jabhada Caare Sida u noo sheegay Saraal jabhada Kamid ah  , waxaana laga yaaba isla Saacadaha  soo socda  in weerar Culus  lagu qaado fadhisimaha kale ciidanka huwanta jegeenta.