Waxaa goor dhow lagu soo gebogebeeyey magaalada Garowe shirkii golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ee sadexda cisho ka socday halkaas.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Waxaa shirkaas ka qeyb galay madaxda afar dowlad goboleed oo kala ah Puntland, Galmudug, Koonfur galbeed iyo Jubbland, waxaana laga soo saaray war murtiyeed u qornaa sidatan: