Deg Deg Daawo Video:Somaliland Oo Arrin Ku Dhiigle Baashe Maxamed Cade Ka Difaacday eeda Dagaalka Dhumay,

Qaar kamid ah Barlamaanka maamulka Somaliland  Oo ka hadlay Eeda ah in Arrin Ku Dhiigle Baashe Maxamed cade Gudoomiyaha Barlamaanka SNM in uu Lug weyn kulaha Dagaalka Dhumay waxaa beeniyay Warkaasi Xubno uu kamid yahay Xildhibaan nacnac,

Halkan ka Daawo Video