Deg Deg Daawo Video:Jabhada SNM Oo Ka Hadashay Weerar Caare Xalay Ku Qaaday Dararweyne.

Sidii aanu Wararkii hore Idiin ku soo Gudbinay Waxaa Werer Qorshaysan  Jabhada Garxajis Ee u Hogaamiyo Caare Ku qaaday  xalay Taliska Maleeshiyaadka Jeegaantu Ku Lahayd  Dararweyen.

Halkan Ka Daawo Video

Badhasaabka SNM Ee Ceerigaabo oo Warbaahinta kula Hadlay  Hada Gudaha Ceerigaabo ayaa Sheegay in Weerarkaasi uu ahaa mid Abaabulan Oo Ay Fuliyen Ciidamo uwato Caare Balse aysan wax khasaare ahi ka dhalan.