Deg Deg Daawo Video:Garaad jaamac Oo Si Kulul Uga Hadlay Dagaalka Koonfurta Sool,
Waxaa magaalada Hargaysa Shir saxaafadeed Ku qabtay isimo Uu Hogaaminaayo garaad jaamac garaad ismaacil kuwaaso ka Hadlay dagaalka Koonfurta Sool Ee Beelaha cabdi garaad iyo Maxamed Garaad,
Halkan Ka Daawo Video
Garaad jaamac oo ugu horeen ka hadlay dagaalkan ayaa ku baaqay in la soo Xidho Odayaasha labada dhan lana Qabqabto Tiknikada labada Beelood,
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.