Deg Deg Daawo Video:Beesha Bahrarsame Oo Xasuuqi Dhumay kadib Tidhi Nabad Ayaanu Rabna’

Kooxdii Abaabushay dagaalkii Qorshaysna Ee lagu xasuuqay Caruurta iyo Dumarka Dhumay Ayaa maanta Warbaahinta Kula Hadashay Magaalada Lascaanood Kuwaaso Baaq Nabadeed Sheegay inay  u Dirayaan Diyaarna u yihin Nabad.

Halkan Ka Daawo Video

Mudo Bil Ku dhow oo Abaabul Dagaal iyo Qorshihii lagu Duulay ee Dhumay ay Diyaarinaayen kooxdan ahada baaqa qabatay ayay sheegen in Ay Hada Diyaar u yihiin banad.

 

Baaqa Kooxdan ka soo yeedhay  xiligan ayaa Ah Mid Jees ejes Ah  una dhigan Ama u muuqda Jawaab  KU Soocta Odayaashi Qayaad ee xalay Ka Hadlay Warbaahinta.

 

Sidoo kale Beesha Bahrarsame Waxaa ay eeda Dagaalkan Ka Difaacen Maamulka Jeegaanta oo bahrarsame Ay Sheegtay in aanay Wax Shaqo Ah Kulahayn  Dagaalkan.

 

Si Kastaba ha ahaate Waxaa aad Loo hadal haya Cawaaqib Xumada iyo Dhaxalka Ka danbayn Doona xasuuqi Dhumay,