Deg Deg Daawo Video:Beesha Harti Ee Kismaayo Oo War Kulul Ka Soo Saartay Dagaalka Koonfurta Sool.

Odayaasha iyo Guurtida Beesha Harti Ee Kismaayo oo kulan Balaadhan ku yeeshay Magaalada Kismaayo xarunta Jubaland ayaa Si Kulul Uga Hadlay Dagaalka Koonfurtya Gobolka Sool.

Halkan Ka Daawo Video